Deegaanka Somaliland

Deegaanka Somaliland waa mid aad ugu dhow Juqraafiga Soomaaliya. Dhulka Somaliland waxay leedahay deegaano kala duwan oo ka kooban buuraley, dhul-daaqsiimeed, lamadegaano, dhul hoose iyo xeeb. Sida lagu sheegay cilmiga barashada dhulka (Jiyoolojiga), deegaanada Somaliland waxaa laga helay dhagaxaanta igneous iyo metamorphic crystalline kuwaasi oo lagu qiyaasay ineey samaysmeen 700 million sano ka hor.[1]

  1. Somaliland is built on more than 700 million year old igneous iyo metamorphic crystalline basement rock.

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search